Malinimo jimca ah taariqdana ay ku beegneed 21/6/2024 waxaa kulan isgu yimid midowga dhalinyarada Qiyas,jelle ujeedka kulanka ayaa waxaa looga arin sanayay lixdii bilood ee lasoo dhaafay waxyaabihii uqabsoomay midowga dhalinyarada . kulanka waxaa goob joog ka ahaa gudomiyaha midowga mudane muqtar macalin isaq gudomiya kuxigenka ,xogayaha midowga,gudiga maaliyada ,iyo xubin kamid ah 5ta golaha sare ee midow dhalinyarada Midowga dhalinyarada waxa ay si wada jir ah u ansixiyeen xeerka maaloyada midowga oo ay soo gudbiyeen gudiga maliyada. Gunaanadkii kulanka waxaa shahada sharaf halkaa lagu gudoonsiyay gudoomiyaha midowga mudane muqtar macalin isaq waxa uuna ku mutaystay waxqabadkii iyo guulihii uu usoohohiyay midowga dhalinyarada qiyaas,jeelle

- Falalar Kalmar Shahada1
- Another British man takes the shahada to accept Islam 2024 .1
- Post by Naneshor More1
- श्री १००८ नेमिनाथ भगवान की चार कलशों से अभिषेक, तीर्थंकर लेणी शहादा महाराष्ट्र1
- श्री १००८ नेमिनाथ भगवान की केशर अभिषेक, तीर्थंकर लेणी शहादा महाराष्ट्र1
- Nandurbar Rain | नंदुरबार जिल्ह्यातील शहादा, तळोदा आणि धडगाव तालुक्यात जोरदार पाऊस, पेरणीला वेग1
- श्री १००८ नेमिनाथ भगवान की पुष्पवृष्टि, तीर्थंकर लेणी शहादा महाराष्ट्र1
- श्री १००८ नेमिनाथ भगवान की प्रथम कलश अभिषेक, तीर्थंकर लेणी शहादा महाराष्ट्र1