Xaaji xuseen saalim oo ka mid ah dadka ahlu beetka degmada xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta oo ay tariikhda tahay 19/9/2024 talaabo ay dadka deegaanka ay ku wada farxeen qaaday ka dib markii uu ku wareejiyay dhul aad u baaxad weyn uu ku wareejiyay Gudomiyaha Degmada Xawaadley Eng: IBRAAHIM BASHIIR CUMAR Dhulkaasi oo uu ugu tala galay in loogu shaqeeyo dadka degaanka isla markaana xarumaha muhiimka ah ee bulshada loogu adeego loogu sameyo dadka degaanka si ay u helaan adeegyo muhiim u ah bulshada deegaanka Gudoomiyaha Degmadda Xawaadley Eng: IBRAAHIM BASHIIR CUMAR Ayaa ugu mahad celiyay Xaaji Xuseen saalim midka ka mid ah dadka geegaanka in uu tusaale u noqdo uguna dhiirada in maamulka uu garab istago kana shaqeeyo sidii maamulka u heli lahaa xarumo muhiim ah oo bulshada loogu adeegi lahaa Guddoomiyaha Degmada Xawaadley Ayaa sidaan dhulka ula wareegay Maamulka Degmada Xawaadley ayaa wada dadaal xoogan oo ay ku doonayaan in Degmadaan ay kula tartanto Degmoyinka kale Gobolka Shabeellada dhexe waxaana maalinba maalinta ka sii dambeysa ay ku tilaabsaneysaa talaaboyin aad loo bogaadin karo oo dhinaca horamarka ah

- Chavdar Tale Mahad | चवदार तळे महाड | चवदार तळ्याचा सत्याग्रह || Chavdaar Talyacha Satyagrah1
- महाड तालुक्यात भात पिकांवर निळे भुंगेरे या किडीचा प्रादुर्भाव1
- Aadarsh shinde | Sachin pilgavkar | Live show at Mahad1
- दोन दिवसांपासून बेलदार समाजाचे महाड छत्रपती शिवाजी महाराज चौकात उपोषण सुरू1
- कोकणची लोककला || भेलोशी महाड || शाहीर - विजय राणे || 💯👍🙏 Vlog 1571
- बदलापूर आरोपी एन्काऊंटर बाबत नक्की जनतेला काय वाटते पहा!! Badlapur Case | Mahad | महाड1
- महाड चा चिंतामणी1
- महाड ची चिंतामणी आगमन सोहळा1